Kooxda Juventus oo guul daro 0-1 ah kala kulantay Kooxda Empoli, CR7 oo durba laga tabay kooxda

Kooxda Juventus ayaa caawa guul daro xanuun badan kala kulantay kooxda u soo dalacday horyaalka heerka 1aad ee Serie A Empoli, Ciyaar ku soo dhamaatay 0-1. Sharaxaada Ciyaarta. Juventus oo fasaxday dhaliyaheeda ugu weynaa ee kooxda Ronaldo kaasi oo ku biiray kooxda Manchester United ayaa kulankeeda ugu horeeyay ku bilaabatay guul daro. Xidiga Leonardo Mancuso […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII