Kooxda Juventus oo ku dhawaaqday liiska xiddigaha u matali doona wareega Group -yada tartanka UEFA Champions League

Kooxda Juventus ayaa ku dhawaaqday 23-ka xiddig ee u matali doona wareega Group-yada tartanka champions League xilli ciyaareedkan kadib markii uu xidhmay suuqa kala iibsiga Italy. Kooxda reer Talyaani ayaa loo dhiibay isku aadka heerka guruubyada oo aad u wanaagsan ololahan hadda socda, waxayna isku diyaarinayaan inay la ciyaaraan kooxda heysata horyaalnimada Yurub ee Chelsea. […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII