Kooxda Juventus oo Xiiseeneysa Daafaca Kooxda Manchester City ee Aymeric Laporte

Kooxda Juventus ayaa xiiso u muujisay daafaca kooxda Man City ee Aymeric Laporte . Tuttosport ayaa sheegeysa in Juve ay aad u xiiseyneyso xiddiga heerka caalami ee dalka Spain, iyadoo og in uusan ku qanacsaneyn kooxda heysata horyaalka Premier League. Juve ayaa isha ku heysa Laporte ka dib markii ay Merih Demiral ku weysay Atalanta toddobaadkii hore. Bianconeri ayaa raadin doonta heshiis amaah ah Laporte, inkastoo […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII