Kooxda Liverpool oo lagu Wargaliyay War Cusub oo ku aadan Helitaanka Kinglsey Coman

Liverpool ayaa lagu soo waramayaa in lagu argaliyay War Cusub oo ku aadan Coman xilli Bayern Munich ay isku diyaarinayso in ay jarto khasaaraha ka soo gaadhay Kingsley Coman . 25-sano jirkaan ayaan weli kordhinin joogitaankiisa Bavaria wixii ka dambeeya 2023, wuxuuna u muuqdaa mid aan ku dhowayn inuu qandaraaska u kordhiyo kooxda heysata horyaalka […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII