Kooxda Liverpool Oo Wadahadalo Kula Jirta Badalka Georginio Wijnaldum, Qaab Xor Ah Ayay Ku heli Karaan.

Liverpool ayaa lagu soo waramayaa inay wadahadalo kula jirto xiddiga AC Milan Hakan Calhanoglu kaas oo ay doonayaan saxiixiisa inta lagu jiro suuqa xagaagan. Xiddiga 27 jirka ah ayaa qaab ciyaareed cajiib ah ku soo bandhigay xilli ciyaareedkii dhamaaday isaga oo dhaliyay 9 gool sidoo kale caawiye ka noqday 12 kale 43 kulan oo uu […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII