Kooxda Napoli oo guul 2-1 ka gaartay kooxda Juventus, Juve oo tabtay dhaliyahooda Ronaldo

kooxda Napoli ayaa 2-1 uga badisay kooxda Juventus kulan ka tirsan Horyaalka Serie A oo ka dhacay Garoonka  Diego Armando Maradona, Juventus ayaana markale tabeysa dhaliyaheeda weyn ee Ronaldo. Sharaxaada Ciyaarta. kooxda Juventus ayaa la kulantay guul daro xanuun badan iyadoo ciyaarta qeybtooda hore qabatay hogaanka inkastoo aysan difaacan goolkaasi. Alvaro Morata ayaa juventus u […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII