Kooxda Newcastle United oo Xiriir la Sameesay Wakiilka Xidig ka tirsan Chelsea

Milkiilayaasha cusub ee Newcastle United ayaa isha ku haya inay u dhaqaaqaan weeraryahanka Chelsea Timo Werner . Sidaasi waxaa sheegay madaxa kubadda cagta ee BILD Christian Falk. Falk ayaa sheegeya in joogitaanka daafaca reer Switzerland Fabian Schar ay fure u tahay xiisaha Newcastle ee xiddiga heerka caalami ee dalka Jarmalka. Wuxuu yiri, “Newcastle waxay xiiseyneysaa Timo Werner . “Wakiiladda Werner ayaa helaya Xiriir uga […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII