Kooxda Uu Cristiano Ronaldo Ku Biiri Doono Xagaaga Oo La Xaqiijiyay.

Cristiano Ronaldo hooyadiis, Dolores Aveiro, ayaa shaaca ka qaaday inay isku dayi doonto inay ku qanciso xiddiga Kooxda Juventus inuu ku laabto Sporting Lisbon xilli ciyaareedka soo socda. Ronaldo oo 36 jir ah ayuu shaki ku jiraa mustaqbalkiisa kooxda Juventus xilli ay kooxdu halis ugu jirto in ay gabi ahaan seegto champions League xilli ciyaareedka […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII