Kooxdii Ugu Fiicnayd Europa League Oo La Soo Saaray.

Xidhiidhka kubada cagta yurub ee UEFA ayaa soo saartay kooxdii ugu fiicnayd Europa league xilli ciyaareedkii dhamaaday iyaga oo soo xushay xiddigihii qaab ciyaareedka fiican soo bandhigay. Kooxda ku guulaystay koobka ee Villarreal ayaa shaxda ku lahayd kooxda ugu badan iyaga oo 7 xiddig loo magacaabay kadib markii ay markii ugu horaysay taariikhdooda ku guulaysteen […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII