Kooxihii Premier League Ee Ka Qayb Galay European Super League Oo Ganaax Dusha Laga Saaray.

Xiriirka Kubadda Cagta ee Ingiriiska ayaa soo saaray bayaan wadajir ah oo uu la soo saaray Horyaalka Premier League kuna saabsan ka qayb galkii 6-da kooxood ee ugu waaweyn premier League ee tartanka European Super League. Kooxaha Liverpool, Arsenal, Chelsea, Manchester United, Manchester City & Tottenham ayaa ka qayb ahaa kooxaha ku biiray tartanka ka […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII