Kooxo Premier League Ah Oo Dalabyo Ka Gudbiyay Saxiixa Saul Niguez

Kooxo premier League ah ayaa lagu soo waramayaa in ay dalab Rasmi ah miiska u saareen xiddiga khadka dhexe ee kooxda Atletico Madrid ee Saul Niguez Sida ay sheegayaan wararku. Xiddiga 26 jirka ah ee khadka dhexe ayaa bartilmaameed u ah kooaha chelsea, Man United iyo Liverpool kuwaas oo doonaya saxiixiisa inta lagu jiro suuqa […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII