Ku Biirista Georginio Wijnaldum Ee Barcelona Oo Hal Arin Ku Xidhan.

Xiddiga khadka dhexe ee kooxda Liverpool Georginio Wijnaldum ayaa lagu soo waramayaa inuu wajahayo suurtagalnimada inuu seego ku biiraya Barcelona. Kadib markii uu 5 sano oo cajiib ah ku qaatay Liverpool Wijnaldum ayaa la filayaa in uu qaab xor ah uga tago Reds dhamaadka xilli ciyaareedkan. Xiddiga reer Holland ayaa si weyn loola xidhiidhinayay kooxda […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII