Ku Dhawaad 9 Askari oo Boolis oo lagu Dhaawacay Ka hor iyo kadib Ciyaartii PSG iyo Marseille

Ilaa 9 askari oo booliis ah ayaa la sheegay in la dhaawacay 21 qofna waa la xiray ka hor, intii lagu jiray iyo ka dib Le Classique ee ciyaarta u dhaxaysay Marseille iyo Paris Saint-Germain ee ka dhacday Stade Velodrome habeenkii Axadda. Sideed ka mid ah askarta bilayska ayaa nabarro ka soo gaaray, halka mid […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII