Kubada Cagta waxaa iskaga Fadhiistay Mid kamid ah Xidigihii hore ee Chelsea

Weeraryahankii hore ee kooxaha Chelsea, Newcastle United iyo West Ham Demba Ba ayaa ka fadhiistay Ciyaaraha kadib 16-kii sano ee xirfadiisa ciyaareed. Wuxuu ku guuleystay horyaalkii Turkish Super Lig laba jeer xilli ciyaareedyadii la soo dhaafay, isagoo Besiktas la qaaday 2016/17 iyo Istanbul Basaksehir 2019/20. Ba, oo labo jeer ku soo qaatay Shiinaha Shanghai Shenhua […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII