Kulan Xasaasi Ah Oo U Socda Juventus Iyo Wakiilka Ronaldo., Maxuu CR7 Doonayaa ?

Ilo wareedyo ay qorayaan wargeyska Lagazetta Del Sport ayaa sheegaya in uu jiro kulan muhiim ah oo u socda maamulka Juventus iyo wakiilka Ronaldo Hishiiska Ronaldo ee Juve waxaa ka harsan hal sano waxa uuna dhawaan sheegay in uu gaarayo go`aan la xariira mustaqbalkiisa marka koobka qaramada Yurub uu dhamaado kaasi oo ay haatan ka […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII