Kulanka u dhaxeeya Barcelona iyo Sevilla ee Horyaalka La Liga oo dib loo dhigay

Golaha Sare ee Isboortiga ee Spain ayaa ku dhawaaqay dib u dhigista kulanka Barcelona iyo Seville ee wareegga afaraad ee Horyaalka Spain, kaasoo la filayay inuu dhaco Sabtida, September 11-keeda. Waxaana jiray khilaaf u dhexeeya Xiriirka Kubadda Cagta Isbaanishka iyo Horyaalka Spain maalmihii la soo dhaafay iyada oo Xiriirka Kubadda Cagta Isbaanishka Ku andacoonaysay in […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII