Kulanka Uu Jadon Sancho Man United U Ciyaari Doono Kulankiisii Ugu Horeeyay Oo La Ogaaday.

Kooxda Man United ayaa lagu soo waramayaa in ay Jadon Sancho ciyaarsiin Doonto kulankiisii ugu horeeyay kulanka Everton sida ay sheegayaan wararku. Red Devils ayaa isku diyaarinaysa in ay ku dhawaaqdo saxiixa xiddiga kadib markii ay Borussia Dortmund kala heshiisay saxiixa xiddiga reer England. Si kasta ha ahaatee xiddig ayaan ka soo muuqan doonin kulamada […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII