Kulanka uu Kevin De Bruyne ku soo laabanayo Garoonka oo la ogaaday

Photo/Reuters Kevin De Bruyne ayaa isku diyaarinaya inuu u ciyaaro Manchester City Sabtida ka dib markii uu tababar la qaatay kooxda Pep Guardiola isbuucaan. Ciyaaryahanka khadka dhexe ayaa la dhibtoonayay dhaawac canqowga ah oo soo gaaray intii lagu guda jiray tartanka qaramada Yurub, waana dhibaato uu la kulmay ka hor inta uusan bilaabin guuldaradii quarter-finalka […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII