Kulankii Uu Xulka England Garaacay Ukraine Oo Jabiyay Rikoodh Sanadkan Ah

Shabakada BBC Sport ayaa sheegtay in kulankii uu xulka England guusha weyn ka gaadhay Xulka Ukraine ee tartanka Euro 2020 ahaa kulankii loogu daawashada Badnaa dhanka Tv-yada ilaa haatan sanadka 2021. Ku dhawaad 20.9 milyan qof ayaa kulanka ka daawaday Tv-yada taas oo cel-celis ahaan u dhiganta 81.8% taas oo ah rikoodhka daawashada kubada cagta […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII