Kylian Mbappe Oo Haatanba Heshiis La Meel Dhigay Kooxdiisa Cusub, Real Madrid Mise Liverpool.

Kylian Mbappe ayaa Haatanba heshiis la galay Real Madrid si uu ugu biiro hadii uu ka tagi kooxda PSG sida uu sheegay wakiilka caanka ah ee Bruno Satin. Mustaqbalka xiddiga reer France ayuu shi ku jiraa xilli uu heshiiskiisa haatan ee kooxda PSG dhici doono xagaaga 2022. Real Madrid iyo Liverpool ayaa lala xidhiidhinayay xiddiga […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII