Kylian Mbappe Oo Heegan Galiyay Kooxaha Liverpool & Real Madrid

Weeraryahanka Paris Saint-Germain Kylian Mbappe ayaa lagu soo waramayaa inuu hakad geliyay wadahadaladii heshiis kordhinta ahaa ee kooxda PSG. PSG ayaa dhawaan heshiis cusub ka saxiixatay xiddiga Neymar waxana la rumaysanyahay in ay haatan isku diyaarinayso in ay Mbappe heshiis cusub ka saxiixato. Si kasta ha ahaatee Xiddiga Mbappe ayaa joojiyay in uu wadahadalo la […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII