Kylian Mbappe oo ka maqnaa Xaflada Dhalashada Ander Herrera iyadoo lala xiriirinayo Real Madrid

@reuters Kylian Mbappe ayaan lagu arkin kulan Paris Saint-Germain ah oo loogu dabaaldegayay dhalashada Ander Herrera xilli uu xiriir la leeyahay Real Madrid . 22 jirkaan ayaa haatan galay 12-kii bilood ee ugu dambeeyay heshiiskii uu kula jiray kooxda ka dhisan Ligue 1, kuwaas oo isku daygoodii ahaa inay ku xiraan qandaraas cusub aysan weli midho dhalin. Mbappe waxaa loo […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII