Kylian Mbappe Oo Loo Sheegay Sababta Tahay In Uu Isaga Tago PSG.

Halyeeyga reer France ee Nicolas Anelka ayaa xiddiga Kylian Mbappe u sheegay in uu isaga tago kooxda PSG hadii uu doonayo in uu ku guulaysto abaalmarinaha ugu waaweyn kubada cagta. Xiddiga 22 jirka ah ayaa xor noqon doona dhamaadka xilli ciyaareedka soo socda waxaana uu ilaa iyo haatan diidan yahay inuu heshiis cusub u saxiixo […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII