La Ogaaday: Qofka Ka Hor Taagan In Ay Chelsea Dib Ula Soo Saxiixato Eden Hazard Oo La Ogaaday.

Kooxda chelsea ayaa lagu soo waramayaa in ay doonaysay in ay dib ula soo saxiixato xiddiga Eden Hazard inta lagu jiro suuqa xagaagan kadib markii ay Real Madrid Dhigeeda chelsea u soo bandhigtay saxiixa xiddiga reer Belguim. Laakiin tababaraha kooxda chelsea ee Thomas Tuchel ayaa lagu soo waramayaa in uu hor istaagay fursada ay chelsea […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII