La Ogaaday: Wakhtiga Ay Arsenal Shaqada Ka Caydhin Doonto Mikel Arteta Oo La Ogaaday.

Tababaraha Kooxda Arsenal ee Mikel Arteta ayaa lagu soo waramayaa in uu kaliya haysto 10 kulan oo xilli ciyaareedka dambe ah si uu u badbaadiyo mustaqbalkiisa Arsenal. Shabakada talkSPORT Ayaa sheegaysa in mustaqbalka fog ee Mikel Arteta ee kooxda Arsenal uu shaki weyn ku jiro. Gunners ayaa noqotay koox bartamaha kala saraynta premeir League ah […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII