La Ogaaday: Xiddiga Donyell Malen Oo Doonayay In Uu Ku Biiro Liverpool & Sababta Uu U Fashilmay Heshiisku Oo La Ogaaday.

Kooxda Liverpool ayaa ku fashilantay saxiixa xiddiga weeerarka ka ciyaara ee Donyell Malen Kaas oo uu Jurgen Klopp doonayay in uu ku xoojiyo kooxdiisa xilli ciyaareedka cusub. Xiddiga Donyell Malen ayaa ku biiray kooxda Borussia Dortmund laakiin Reds ayaa muddo dheer lala xidhiidhinayay saxiixa xiddiga reer Holland kaas oo qaab ciyaareed cajiib ah soo bandhigay. […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII