La Ogaaday: Xiddigii Uu Jadon Sancho Waydiistay In Uu Ka Cawiyo Ku Biirista Man United Oo La Ogaaday

Xiddiga Jadon Sancho ayaa lagu soo waramayaa in uu xiddiga ay isku dalka yihiin ee Marcus Rashford waydiistay in uu ka caawiyo ku biirista Man United xagaagii hore. Xiddigii da’yarka ah ee reer England ayaa la xaqiijiyay in uu ku biiray kooxda Man United ka hor xilli ciyaareedka dambe kadib markii ay Man United ogolaatay […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII