La Xaqiijiyay: UEFA oo ku dhawaaqay Afarta Laacib ee u tartamaya Xidiga Toddobaadka Ee Champions League

Xidhiidhka kubadda cagta Yurub ee UEFA ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay liiska xiddigaha ku loolami doona ciyaaryahankii ugu wanaagsanaa UEFA Champions League toddobaadkan oo ahaa Usbuucii furitaanka heerka Group-yada. Toddobaadkan koowaad ayay durba kooxaha oo dhammi heleen qiyaasta heerka ay joogaan iyaga oo sidoo kale arkay halka ay taagan yihiin kooxaha ay Group-ka wadaagayaan. […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII