Laba Koox Oo Premier League Ah Oo Isku Arki Doona Final-ka Champions League, Imisa Jeer Oo Hore Ayay Dhacday?

Kooxaha Man City iyo chelsea ayaa isaga hor iman doona Final-ka champions League 29 bishan May kulankaas oo ka dhici doona garoonka Ataturk Olympic Stadium kuna yaala magaalada Istanbul. Markan ayaa noqon doona markii 3-aad ee taariikhda tartanka ay Final-ka isaga hor yimaadaan laba kooxood oo Premier League ah iyo markii 2-aad muddo 2 sano […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII