Laba Xiddig Oo Arsenal Ah Oo Seegi Doona Bilowga Xilli Ciyaareedka Cusub.

Labada xiddig ee kooxda Arsenal Gabriel Magalhaes iyo Gabriel Martinelli ayaa lagu soo daray xulka Brazil ee ka qeybgalaya ciyaaraha Olimbikada. Tababare Andre Jardine ayaa ku dhawaaqay 22-ciyaartoy oo ka qayb qaadan doona kulamada Tokyo kadib markii FIFA ogolaatay xiddigo dheeraad ah oo ka badan 18 xiddig. Si kasta ha ahaatee kooxaha ayaa diidi kara […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII