Laba Xiddig Oo Man City U Ciyaara Oo Doonaya In Ay Ku Biiraan Barcelona.

Wargayska Mundo Deportivo ayaa sheeaysa in labada xiddig ee kooxda Man City Joao Cancelo iyo Bernardo Silva ay doonayaan in ay u dhaqaaqaan kooxda Barcelona inta lagu guda jiro suuqa kala iibsiga xagaagan. Wargeysku wuxuu intaa ku daray in kooxda Barcelona awood u lahayn in ay samayso saxiixyo sidaas u weyn laakiin ay diyaar u […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha†

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII