Labo kamid ah Xidigaha Liverpool oo seegi doono Kulanka Watford

Labada xiddig ee Liverpool Alisson Becker iyo Fabinho ayay u badan tahay inaysan ka soo muuqan doonin kulanka Premier League ee ay Sabtida la leeyihiin Watford. Labada nin ayaa looga yeeray xulka Tite Ama Brazil ee isreeb -reebka Koobka Adduunka ee Oktoobar, kaasoo ku dhammaan doona kulanka ay Brazil kula ciyaari doonto Uruguay saacadaha hore […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII