Lacagta Manchester United ay ku fasixi karto Xidiga Jesse Lingard oo la ogaaday

Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay ku iibin karto Jesse Lingard qiimo jaban bisha Janaayo haddii weeraryahanka uu diido inuu saxiixo heshiis cusub oo uu ku sii joogayo Old Trafford. Heshiiska uu haatan xiddiga reer England kula jiro Red Devils wuxuu dhacayaa bisha soo socota ee June, waxaana la fahamsan yahay inuusan hadda diyaar […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII