LAMA FILAAN: Thomas Tuchel Oo Chelsea Ka Dalbaday In Ay U Keenaan Xiddig Liverpool U Ciyaara.

Wargayska Sport Bild ee ka soo baxa dalka Germany ayaa qarxiyay lama filaan weyn kadib markii uu sheegay in uu tababaraha chelsea ee Thomas Tuchel dalbaday in kooxda dib loogu soo celiyo xiddiga Liverpool ee Mohamed Salah marka la gaadho suuqa xagaaga. Heshiiska Mohamed Salah ee Liverpool ayuu ka hadhsanyahay muddo 2 sano ah ilaa […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII