Lambarada Xulka Qaranka England Ay Kaga Qayb Gali Doonaan Tartanka Euro 2020 Oo La Shaaciyay.

Waxa la shaaciyay Lambarada xiddigaha xulka qaranka England xidhan doonaan tartanka Euro 2020 ee bilaaban doona todobaadka dambe. Tababaraha xulka qaranka Gareth Southgate ayaa shaaciyay Liiska kama dambaysta ah ee xiddigaha uu kaga qayb gali doono tartanka Euro 2020 isaga oo soo xushay 26 xiddig. Kadib markii la shaaciyay Liiska kama dambaysta ah waxa sidoo […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII