Lambarka Uu Karim Benzema U Qaadan Doono Xulka Qaranka France Tartanka Euro 2020

Xidhiidhka kubada cagta France ayaa soo saaray Lambarada ay xiddiguhu xidhan doonaan tartanka Euro 2020 kaas oo la qaban doono xagaaga isagana hor iman doonaan xulalka qaramada qaarada yurub. Liiska xulka qaranka France waxa lagu soo daray liiska xiddiga Karim Benzema markii ugu horaysay muddo 6 sano ah kadi markii laga saaray Liiska sanadkii 2016. […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII