Lambarka Uu Ruben Neves U Xidhan Doono Arsenal Oo La Ogaaday.

Kooxda Arsenal ayaa ku sii dhawaanaysa saxiixa xiddiga khadka dhexe ee kooxda Wolves ee Ruben Neves kaas oo ku dhaw in uu ka dago Emirates suuqa xagaagan. Arsenal ayaa isku diyaarinaysa in ay dalab 34 milyan ah ka gudbiso saxiixa xiddiga khadka dhexe ee Ruben Neves si ay ugu xoojiso kooxdeeda xilli ciyaareedka dambe. Xiddiga […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII