Lautaro Martinez Oo Ka Jawaabay Dalabkii Ay Arsenal Ka Gudbisay Saxiixiisa

Xiddiga bartilmaameedka u ah kooxda Arsenal ee Lautaro Martinez ayaa lagu soo waramayaa in uu iska diiday suurtagalnimada uu ugu biiri karo kooxda Arsenal suuqa xagaagan. Weeraryahanka Inter Milan ee Lautaro Martinez ayaa kaliya diyaar u ah in uu midkood ku biiro kooxaha Barcelona, Real Madrid iyo Atletico Madrid hadii uu ka tagayo kooxda Inter […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII