Lautaro Martinez Oo Kashifay In Uu Aad Ugu Dhawaa Ku Biirista Barcelona & Sababtii Uuna Heshiisku U Dhicin.

Lautaro Martinez ayaa si aad ah loola xiriirinayay inuu u dhaqaaqayo Barcelona inta lagu gudajiray xilli ciyaareedkii 2019/20. Xiddiga reer Argentine ayaa umuuqday mid ka sii baxaya Stadio Giuseppe Meazza si uu uga tago kooxda Inter si uu ugu dhaqaaqo Camp Nou, xiddia laftiisa ayaana qirtay in uu ku dhawaaday ku biirista Barcelona. “Runtii aad […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII