Layaab: Taageerayaasha Arsenal oo u dabaal dagay Goolka 4aad ee Manchester City

Bilowgii niyad -jabka ee Arsenal ee xilli ciyaareedka ayaa sii socda ka dib markii la arkay taageerayaashooda oo u dabaaldegaya goolkii afaraad ee Manchester City oo ka dhacay Etihad Stadium Sabtidii. Kooxda Mikel Arteta ayaa looga badiyay ciyaarta 5-0, waana guuldaradii seddexaad ee seddex kulan oo Premier League ah xilli ciyaareedkan. Hadda waxay ugu hooseeyaan horyaalka, […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII