Layaabka Ciyaaro: Mo Salah oo 150 kulan ku Qaatay 4 Jaale 3 kamid waxa uu ku helay Sabab layaab ah

Xidiga Mo Salah ayaa loo diiwaan galiyay Qaadashada 4 Jaale 150 Kulan oo uu Ciyaaray Xidigan Laf dhabarka u ah Kooxda. 3 kamid ah Afarta Jaalle waxa uu ku qaatay Bixinta Funaanadiisa Marka uu dhaliyo Gool isla markana uu u Dabaal-dagayo. Salah ayaa kamid ah Xidigaha Muhiimka u ah Kooxda inkastoo aanan loo kordhin heshiiskiisa […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII