Layaabka Ciyaaro: Solskjaer ” Waxaan la Tacaaleynaa Buun-buuninta soo laabashada Ronaldo

Tababaraha Manchester United Ole Gunnar Solskjaer ayaa aaminsan inay la tacaalayaan buunbuuninta ku xeeran soo laabashada Cristiano Ronaldo . Red Devils ayaa 4-1 ku garaacday Newcastle United isbuucaan markii ugu horeysay ee uu Ronaldo kasoo muuqday tan iyo markii uu dib ugu soo biiray kooxda. Kooxda Solskjaer ayaa guuldarro 2-1 ah kala kulantay Champions League kooxda Young Boys Talaadadii, taasoo hoos u dhigtay xamaasaddii kooxda. Markii […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII