Leicester City Oo 7 Sano Ka Dib United Ku Garaacday Old Trafford , Man City-na Si Rasmi Ah Ayay Horyaalka Ugu Guuleysteen

Leicester City ayaa 2/1 ku garaacday Man United waana markii ugu horeeysay 7 sano ka dib oo ay Old Trafford ku soo badinayaan waxaana ugu dambeeysay sanadkii 2014-kii Sheekada qeybta hore: United iyo Leicester City ayaa nasiinada ku aaday bar bar dhac min hal gool ah xilli qeybtaas hore  De Gea uu sameeyay bad baadinno […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII