Liiska: Arsenal oo doonaysa inay iska iibiso Saddex kamid ah Xidigaha Kooxda

Arsenal ayaa raadineysa inay iska fasaxdo seddex ciyaaryahan ka hor inta uusan xirmin suuqa kala iibsiga. Gunners ayaa ku mashquulsanayd inay wajiyo cusub ku soo darto kooxda xagaagan, laakiin waxaa laga yaabaa inay mudnaanta siiso iibinta isbuucyada ugu dambeeya ee suuqa. Sida laga soo xigtay Fabrizio Romano , Arsenal ayaa dooneysa inay xal u hesho garabka reer Brazil Willian. Wuxuu […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII