Liiska: Arsenal oo iska iibineysa todobo ciyaartoy toddobaadka ugu dambeeya ee suuqa

Kooxda Arsenal ayaa lagu soo waramayaa in ay rajaynayso in ay iska iibiso 7 xiddig oo kale ka hor inta uuna xirmin suuqa kala iibsiga. Gunners ayaa ku bixisay in ka badan 100 milyan oo ginni si ay u soo dhoweyso xidigo cusub oo kooxda yimid xagaagan Nuno Tavares , Albert Sambi Lokonga , Ben White , Aaron Ramsdale iyo Martin Odegaard . William Saliba iyo Matteo […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII