Liiska: Chelsea oo 4 ciyaaryahan kala hadleysa Heshiisyadooda kooxda

Chelsea ayaa lagu soo waramayaa inay isku diyaarineyso inay wadahadalo heshiis kordhin ah la furto Antonio Rudiger , Andreas Christensen , N’Golo Kante iyo Jorginho mustaqbalka dhow. Daafacyada dhexe ee Rudiger iyo Christensen ayaa Thomas Tuchel u ahaa ciyaartoy muhiim ah tan iyo markii uu yimid tababaraha kooxda, laakiin labadan xiddig ayaa labadooduba qandaraaskoodu dhacayaa bisha June ee soo socota. Labada ciyaaryahan ee khadka dhexe Kante iyo […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII