Liiska Heshiisyada ugu Weynaa ee ilaa hada ka dhacay Suuqa kala iibsiga Qeybta Kooxaha Premier League

Xidhitaanka suuqa kala iibsiga waxa inaga xiga saacado yar kooxaha premier League ayaana sameeyay saxiixyada ay ku xoojinayaan kooxohooda ka hor inta uuna xidhmin suuqa kala iibsiga xagaagu. Waxa haatanba horyaalka yimid xiddigo cusub kuwaas oo la filayo in ay wax weyn ku soo kordhiyaan kooxohooda intii uu furnaa suuqa kala iibsiga xagaagan. Shabakada PA […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII