Liiska Macalimiinta Cusub ee laga Xiiseenayo Kooxda Newscastle United

Milkiilayaasha cusub ee Newcastle United ayaa lagu soo waramayaa inay bartilmaameedsadeen Lucien Favre , Brendan Rodgers iyo Steven Gerrard si ay u noqdaan bedelka macallinka hadda ee Steve Bruce . Ka dib markii ay si guul leh ula wareegeen xulufada uu Sacuudigu hoggaaminayo khamiistii, wararka xanta ah ayaa durbadiiba bilaabay¬† bixitaanka Bruce. Sida laga soo […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha†

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII