Liiska: Manchester United oo iibineysa Todobo Xidig oo kooxda ah bisha January

Kooxda Manchester United ayaa la filayaa inay isku shaandhayn weyn ku samayn doonto safka kooxdeeda suuqa bisha January iyadoo la magacaabay toddoba xiddig oo albaabka Old Trafford laga saari karo. Tababare Ole Gunnar Solskjaer ayaa la sheegayaa inuu doonayo inuu yareeyo safka kooxdiisa oo uu iibiyo ciyaaryahano uu ka sameeyo lacag uu dib suuqa ugu […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII