Liiska Rasmiga: Dani Carvajal, iyo Eden Hazard oo ku jira Liiska kooxda Real Madrid ee El Clasico

kooxda Carlo Ancelotti ayaa liiskeeda ku soo dartay Dani Carvajal iyo Eden Hazard kulankooda Barcelona. Carvajal ayaa dhawaanahan ku maqnaa dhibaato kubka ah, isagoo seegay afartii kulan ee ugu dambeysay ee kooxdiisa, halka Hazard uu la dhibtoonayay dhibaato dhanka muruqa ah oo uu ku soo qaatay waajibaadka xulkiisa. Si kastaba ha ahaatee, labada ciyaaryahan ayaa […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII